Raisalwasaraha iyo G Gobalka Banaadir aya si wada jir ah u kormeeray Dadka Barakacayasha

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo ay wehliyaan Wasiirada Gaashaandhiga, Amniga Gudaha , Warfaafinta iyo Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho oo manta booqasho shaqo ku tagey degmadda Dayniile ee gobolka Banadir ayaa ugu horeyn ka qayb galay qaybinta raashin gargaar ah oo ay Dowladda Imaaraadka u qaybinaysay dadka ku soo barakacay Dayniile kuwaa oo ay abaaruhu ka soo baraciyiin deegnadoodii .

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Tabid Cabdi Maxamed oo ka hadlay goobta raashinka lagu qaybinayey ayaa sheegay in maamulka gobolka Banadir ay ka go’an tahay in ay soo dhaweyso oo ay caawiso dadka Soomaaliyeed ee ku soo barakacaya Muqsisho.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.