Dab xoogan oo Goor Dhow Kakacay Suuqa Bakaaraha

dab

Waxaa goor dhow dab xoogan uu qabsaday qeyb ka mid ah suuqa weyn Bakaaraha ee maagalada Muqdisho, waxaana la soo sheegayaa in dabku uu ku sii faafayo qeybo kale, Lama oga waxa keenay dabka, balse mar qura ayaa la arkay holac iyo qiiq cirka isku shareeray gudaha suuqa Bakaaraha ee Muqdisho, xilli ay tahay Habeen, suuqana ay ka maqanyhiin ganacsatada

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.