Muuqaal:Maxay Kala Kulantay Wasiirka Caafimaadka Somaaliya Baydhabo

Wasiirka wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka ee Soomaaliya Drs Fowziyo Abiikar Nuur ayaa gaartay Magaalada Baydhabo ee xarunta G/Baay iyadoo kormeertay doonto xarumaha Caafimaadka ee Baydhabo oo ay jiifaan Boqolaal dad ah oo la xanuunsan Cudurka Shuban Biyoodka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.