Video+Sawiro:haweenka jubbaland oo deeq gaarsiiyey dad ay abaaruhu saameeyeen ee kusugan Kismayo
Haweenka jubbaland gaar ahaan kuwa degmada kismaayo ayaa is xilqaan ay sameeyeen waxaa u suura gashey in qaar ka mid ah dadka ay saameynta ku […]
Haweenka jubbaland gaar ahaan kuwa degmada kismaayo ayaa is xilqaan ay sameeyeen waxaa u suura gashey in qaar ka mid ah dadka ay saameynta ku […]
Magaalada Buuhoodle Waxaa saaka laga taagay Taalada loogu magac daray Taalada Kalshaale , Taalladan oo loogu talagalay in lagu xasuusto xaasuuqii Kalshaale ka dhacay 5 […]
Wasiirka cusub ee Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdi Xaashi ayaa maanta xilka Wasaaradda si rasmi ah ugala wareegay Wasiirkii hore ee […]
Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Boostada, Isgaarsinta iyo Teknoloojiyadda Eng. Cabdi Canshuur Xasan ayaa maanta xilka kala wareegay Wasiirkii hore ee Wasaaradaasi Maxamed Jaamac Mursal, iyadoo […]
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa saaka ka qeybgalay munaasabad uu xilka kula wareegayay Wasiirka cusub ee Wasaaradda Maaliyadda mudane Dr. […]
Koooxo Burcad Koonfur Afrikaan ah ayaa maanta Magaalada Johnsburg ee dalkaas waxa ay ku dileen labo wiil oo dhalinyaro Soomaliyeed ahaa kuwaasi oo goobo ganacsi […]
Dadka kudhaqan Deegaanka Barwaaqo ee Gobalka Galgaduud oo kacabanaya Xaalad Nolol Xumo oo haysata Xili ay ka sii darayso Abaarta kajirta Gayiga Soomaalida,Dadka kunool Deegaankaan […]
Raisulwasaaraha Soomaliya Xasan Cali Kheyre oo maanta ka qeyb galay munaasabad uu xilka kula wareegayay wasiirka Cusub ee wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaliya Dr C/raxmaan […]
Wasiirkii Hore ee Arrimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa) ayaa maanta xilka ku wareejiyay wasiirka Cusub ee wasaaradda Abdi Faarax Juxa oo […]
Koox Hubeysan ayaa Saakay Muqdisho ka Afduubatay Wariye Hanad Cali Guuleed xili uu ku so jeeday shaqadiisa, Hanad Cali ayaa ka tirsan Idaacadda Goobjoog ee […]
Xaflad si heer sare loo soo qaban qaabiyey oo lagu gudoon sinaayey shaadooyin Arday dhameysatey Waxbarasho Caafimaad ayaa Kadhacday Degmada baardheere ee Gobolka Gedo, aradaydaan […]
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xariga ka jaray masaajid cusub oo laga hirgeliyey Madaxtooyada Garoowe Masaajidkaan oo ladhaho Masjidu Shuhadaa, Munaasabadii furitaanka […]
Madexweynaha Dowlad Goboleedka Khaatumo Cali Khaliif iyo wafti lascoday ayaa ka Soo Degay Garoon Diyaaradaha Magaalada Lascaanod, Waftigaan ayaa kasoo kici timaya Dalka Jabuuti halkaas […]
Copyright © 2024 | WordPress Theme by MH Themes