Dhagesyo:Raisulwasaare Kheyre Meel musuq maasuq kajiro alla kacabsiga waa ku yar yahay

Raisulwasaaraha  Soomaliya Xasan Cali Kheyre oo maanta ka qeyb galay munaasabad uu xilka kula wareegayay wasiirka Cusub ee wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaliya Dr C/raxmaan Ducaale beyle ayaa sheegay In Xukuumadiisa ay la dagaalami doonto barnaamijka Musuq-maasuqa.
Xasan Cali Kheyre Raisulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaliya ayaa sheegay in musuq-maasuqa uu yahay midka dila dowladnimada islamarkaana isaga iyo madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya Maamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ay isla garteen in ay la dagaalamaan Barnaamijka Musuq-maasuqa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.