Video+sawiro:Waxgaradka Deegaanka Barwaaqo ee Gobalka Galgaduud ayaa kacabanaya Xaalad Nolol Xumo

Dadka kudhaqan Deegaanka Barwaaqo ee Gobalka Galgaduud oo kacabanaya Xaalad Nolol Xumo oo haysata Xili ay ka sii darayso Abaarta kajirta Gayiga Soomaalida,Dadka kunool Deegaankaan ayaa sheegay in aysan helin wax gurmad ah kadib markii ay sheegeen in qaar kamid ah Deegaanada waqooyiga gobalka galgaduud Gurmadkii iskugu jiray Biyo dhaamin iyo Raashin oo ay bixiyeen Galmudug,Jaaliyda dibada, iyo Shirkado gaar loo leeyahay iyaga laga qadiyay sida ay hadalka udhigeen.
Ayaanle Cabdulaahi Jaamac ayaa warkaan inooga soodiray Caabudwaaq.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.