Soomali Lagu Dilay Johnsburg Dalka Koonfur Afrika+Sawirro

Koooxo Burcad Koonfur Afrikaan ah ayaa maanta Magaalada Johnsburg ee dalkaas waxa ay ku dileen labo wiil oo dhalinyaro Soomaliyeed ahaa kuwaasi oo goobo ganacsi halkaas ku lahaa.

AlaHa u Naxariistee Abdinuur iyo Warsame oo kamid ahaa Ganacsatada Soomaliyeed ee Magaalada Johnsburg ee dalka Koonfur Afrika ayaa waxaa dilay gacan ka xaq daran waxaa lagu dilay dukaan ay ku lahaayeen gudaha Magaaladaas.
som

som

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.