Wariye kamida wariyaasha ka hawgala Muqdisho oo La afduubtey

hanad

Koox Hubeysan ayaa Saakay Muqdisho ka Afduubatay Wariye Hanad Cali Guuleed xili uu ku so jeeday shaqadiisa, Hanad Cali ayaa ka tirsan Idaacadda Goobjoog ee Magaalada Muqdisho ilaa iyo hadana lama garanayo ujeedka loo afduubtay.

wararkeena dambe kala soco wixii wara

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.