Maqal iyo Muuqaal:Baardheere Arday dhameysatey Waxbarasho Caafimaad oo shahaadooyin lagudoonsiiyey

Xaflad si heer sare loo soo qaban qaabiyey oo lagu gudoon sinaayey shaadooyin Arday dhameysatey Waxbarasho Caafimaad ayaa Kadhacday Degmada baardheere ee Gobolka Gedo, aradaydaan ayaa ka qalin jabiyey Jaamacada Green Hope laanteeda degmada Baardheere.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.