Buuhoodle oo Laga Taagey Talo Lagu Xasuusto Shacabkii Somaliland Ku xasuuqday Kalshaale

Magaalada Buuhoodle Waxaa saaka laga taagay Taalada loogu magac daray Taalada Kalshaale , Taalladan oo loogu talagalay in lagu xasuusto xaasuuqii Kalshaale ka dhacay 5 sano ka hor , kaasoo lagu laayey dad badan oo birimagaydo ah , SDhimashada Shacabkaan isugu Jira Caruur,Haween,odayaal iyo qabaha kala duwan ee bulshada ayaa yimid ka dib duullaan ay ku soo qaaday Somaliland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.