Daawo:Laascaanood Qaabkii loo soo dhaweeyey Madaxwaynaha Khaatumo Cali Khaliif

galyr

Madexweynaha Dowlad Goboleedka Khaatumo Cali Khaliif iyo wafti lascoday ayaa ka Soo Degay Garoon Diyaaradaha Magaalada Lascaanod, Waftigaan ayaa kasoo kici timaya Dalka Jabuuti halkaas oo wada hadalo udhaxeeyey Khaatumo iyo soomaliland ay kusoo gaba gaboobeen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.