Dhageyso:Ciidamada Itoobiya iyo kuwa DFS ee Magaalada Baardheere oo xiisad u dhaxayso

itoobiya

Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Xiisad u dhaxeysa Ciidamada Itoobiya iyo kuwa Dowladda Federaalka Soomaaliya laga dareemayo halkaasi. Saraakiisha Ciidamada Soomaliya ayaa sheegay in ciidamada Itoobiya aysan gudan howlihii loo igmaday oo ay kashaqeeyaan dhibka Bulshada degmada baardheere ayakoo isgaarsiinta kajara Baardheere.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.