Wasiirka Boostada oo maanta xilka si rasmi ah ula wareegay

Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Boostada, Isgaarsinta iyo Teknoloojiyadda Eng. Cabdi Canshuur Xasan ayaa maanta xilka kala wareegay Wasiirkii hore ee Wasaaradaasi Maxamed Jaamac Mursal, iyadoo munaasabaddii xil wareejinta uu ka qeyb galay Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Dalka, Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka, Wasiiro ka tirsan Xukuumadda iyo howlwadeenada Wasaaradda.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.