Video+Sawiro:haweenka jubbaland oo deeq gaarsiiyey dad ay abaaruhu saameeyeen ee kusugan Kismayo

Haweenka jubbaland gaar ahaan kuwa degmada kismaayo ayaa is xilqaan ay sameeyeen waxaa u suura gashey in qaar ka mid ah dadka ay saameynta ku yeelatey abaaraha ka jira deegaanada jubaland ee ku sugan duleedka magaalada kismaayo ay gaarsiiyaan deeq isugu jirto Raashin Dhar iyo Maacuun.
Hoos kadaawo Warbixintii Wariaye Sarre Maxamed Kaasim

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.