Muqdisho:Hay’adda SOMCCO Ayaa Deeq Garsiisay Caruurta iyo Hooyoyinka La ildaran Abaarta

Somalia Care and correction organization (SOMCCO) Ayaa Waxay Deeq Garsiisay Caruurta iyo Hooyoyinka La ildaran Abaarta Kana Muuqto Nafaqo daro Deeqadaas oo ah kartoomo Timir ah biyo iyo Buskud Nafaqeysan Iskujiro Mahan Markii Ogu Horeysay Deeq ay gaarsiiyan Qoysaska la liitay xaalada abaarta Ee ku sugan duleedka Magaaladda Mogdisho.

Agaasimaha Hay’ada SOMCCO Ayaan Xuseen ayaa Juhdi iyo Dadaal Ogu jirto siday U caawin Lahayen Qoysaska Ay Abaarta Heyso Ee Walalahen ah Iyado Balan Qaatay Inay Garab Istaagan Ka hay’ad ahaan Somcco, Hay’adda SOMCCO Oo ah Hay’adda Samfalka ka Howl Dalka Soomaaliya Markasto U taagan U Gargaarto Bulshada Soomaaliyed iyo Kuwa Ay Abaarta heysto.
somco

somco

somco

sommco

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.