Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Turkiga oo soo gaaray Magaalada Gadiid iyo warshad ku deeqay

Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Turkiga Sayn Bekir Bozda ayaa iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa Maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya, waxaana Garoonka Aadan Cadde ku soo dhaweeyay Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Soomaaliya iyo Wasiiro.

R/wasaare ku xigeenka Turkiga ayaa duqa magaalada Muqdisho ku wareejiyay 52 gaadiid iyo warshad dhismo taaso loogu talagalay in lugu hormariyo bilicda Caasimadda Soomaaliya, Sayn Bekir Bozda ayaa ka dhawaajiyay inay gacan ballaaran ka geeysan doonaan taakuleynta dadka Abaaruhu saameeyay sidoo kale ay garab ku siin doonaan sidii loogu sameyn lahaa cilmi baaris ku aaddan sababaha keenay abaaraha iyo sidii looga hortagi lahaa.
turki

turki

turki

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.