Wariye Maxamed kaasim oo u kuurgaley qilaaf ka dhex jira dadka Muruq maalka ee Kismaayo

kaasim

Waxaa cabasho ka imaaneyso dadka ku shaqeysto kareetooyinka iyo gaari gacanada ee ku sugan magaalada kismaayo ee xarunta gobolka jubada hoose oo ka cabanaayo
dadka ku shaqeysto gawaarida yaryar ee rarka iyo adeegyada fudfudud lagu qaado gaar ahaan gawaarida ay soomaalidu u taqaano niicda ama afjiirka, Wariyaha Sare Maxamed kaasim oo u kuurgaley qilaaf ka dhex jira dadkaan ayaa wax bixintaan kasoo diray kismaayo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.