hay’ada Somali Care “SOMCCO” ayaa muqdisho ku qabatay Kulan looga Hadlaayey Gudniinka Fircooniga

somco

hay’ada Somali Care and Correction Organisation Ee xarunteda tahay Barlin ee wadanka Germany Kana Shaqeyso Caawinta Bulshada Soomaaliyed Kana Howl kagasho Caasimadda Dalka Ee Mogdisho Ayaa Qabtay Kulan Loga Hadalayay Joojinta Gudniinka Fircooniga iyo Dhibaada u Ku Leeyahay Bulshada Soomaaliyeed iyagoo ka Dhaxala Dhibaatooyin u geeysto Gabadha logu Sameyo Gudninka Fircooniga

Kulankaan Ayaa ahaa Kulan Qiimo Weyn Ogu Fadhiyo bulsho Weynta Soomaaliyed Gacan ay ka Geeystay Hayada SOMCCO Ayaa Sheegtay in uu halistiisa leeyahay Gudninka fircooniga iyagoo sheegay in haweeneyda fircooniga loogudaa ay kahalis badan tahay mida caadiga loogudo xiliga dhalmadane waxa ay tilmaameen in gabadha uu saameyn badan Ku yeesho oo ay ugu darantahay xanuunka loo yaqano (Isku Furanka)

Madasha Kulanka Wax Kasoo Qeyb Galay Goob joogna Ka ahaa Lagu Macsuumay Gudoomiyaha Uruurka GEDO FGM AND AIDS GrOUP Farhiya Osman Shire Ururada Bulshada Saraakiil Cafimaad iyo Umuliso Dhaqmedka Wax Gudo Iyo Haweenka Ku Nool Xeroyinka Barakacayaasha

Qeyb galayaasha kulanka ayaa Fikirkooda kaDhiibtay Iyagoo Tilaamay In lagu Qaado Dagaal Dabar goynta Gudninka fircooniga iyagoo sheegay inaysan Diinteena Sal Ku laheyn Gudninkaas Loona Baahanyahay Wacyi galin Sidan oo kale ah in La sameyo

Gaba-gabadii Wax Halkas Hadashay Agaasimaha Hayada SOMCCO Ayaan xusein Farah iyadoo Ka Mahadcelisay Ka Soo Qeyb Galka Kulankan Iyadoo kula Dardaartay in la sameyo Baraarujin laxariirta Halista u
leeyahay gudniinka fircooniga ah
iyadoo dhinacooda Ka Hayada ahaan Balanqaadaya intii karaankooda ah in ay U shaqeyan bulshadooda Dhankasto wacyi galin ah Sida Wacy galinta halista gudniinka Fircooniga ah U leeyahay Guud ahaan dalka Somalia

Hayada SOMCCO Ayaa Ka Shaqeysa Caawinta Bulshada Markasto Waxay U taagan tahay Gacan Qabshada Dadka u Baahan Daryeelka iyadoo Maalmahan Kawada howlo GarGaar Caawin ah Dadka ay Abaartu Hayso Ee ku
Sugan Duledka Mogdisho Iyadoo Hayada Gaarsiisay Daawo Biyo Nadiif ah Buskud Kuwa ay Ogu tala Gashay Caruurta yaryar iyo timir Mahan Markii Ogu Horeysay Ee Hayada SOMCCO ka Qeyb Qaado Caawinta Dadka Abaarta Heysto Waa Hayada U taagan Markasto Gacan Qabashada Bulshadayda.
somcco

somco

somco

somcco

somco

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.