Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

SOMALIA

Daawo:Kulankii Baydhabo ku Dhexmaray Xasan Sheekh iyo Culumada Koofurgalbeed

20th January 2023 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Baydhabo kulan kula qaatay qaar ka mid ah culimaa’udiinka Koofur Galbeed ayaa ka dalbaday in ay […]

Lafagareen

Lafta Gareen oo kulan la qaatay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka

15th September 2020 admin 0

Madaxweynaha Maamul goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa hoyga uu ka deganyahay muqdisho kulan kula qaatay Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka Soomaliyeed Generaal […]

ardaygedo

Daawo:Arday iyo aqoonyahano si kulul Uga Hadlay Hadalkii Deni

11th September 2020 admin 0

Kulan ay isugu yimaadeen Magaalada Muqdisho aqoonyahanno, dhalinyaro, haween iyo siyaasiyiin kasoo jeeda Deegaanada Jubbaland Gaar Ahaanna Gobolka Gedo ayaa looga hadlay Xaaladda Gobolka Gedo […]

qoorqoor

Madaxweynaha Galmudug Oo Ku Wajahan Magaalada Baydhabo

9th September 2020 admin 0

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa lagu wadaa maanta inuu gaaro magaalada Baydhaba ee gobolka Bay, halkaas oo ay ku sugan-yihiin madaxweynayaasha […]

farmaajo

Madaxwayne Farmaajo oo shir ku casuumay Maamul goboleedyada iyo Gobolka Banaadir

8th September 2020 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku casuumay madaxda dowladaha xubnaha ka ah federaalka in ay ka soo qeyb galaan shir ay u […]

qoorqoor

Sawiro:QoorQoor oo ku laabtay Galmudug kadib Safar uu ku tagay Jabuuti

7th September 2020 admin 0

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Kaariye iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maalmahan booqasho rasmi ah ku joogay Dalka Jabuuti ayaa maanta dib ugu laabtay Caasimadda Galmudug […]

axmedmadoobe

Daawo:Bananbax looga soo horjeedo Axmed Madoobe oo ka dhacay Garbahaaray

6th September 2020 admin 0

Dibad bax looga soo horjeedo Axmed Madoobe laguna diidan yahay In Ciidamada dowlada laga Saaro Gobolka Gedo ayaa waxuu ka dhacay Magaalada Garbahaaray ee Gobolka […]

qoorqoor

Sawiro:QoorQoor oo La Kulmay Madaxweynaha Dalka Jabuuti

3rd September 2020 admin 0

Madaxwyenaha Maamulka Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo wafdiga uu hogaaminayey ayaa maanta aqalka madaxtooyada Jamhuuriyadda Djibouti kulan kula qaatay Madaxweynaha Dalkas mudane […]

cwnabadoon

Daawo:Munasabad lagu caleema saaray nabadoon Axmed ayaa Cabudwaaq ka dhacday

3rd September 2020 admin 0

Munaasabad lagu Caleemo saarayo Nabadoon kamid noqonaya Nabadoonada Galmudug ayaa waxaa lagu qabtay Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud. Munaasabadaan oo lagu Caleemo saaray Nabadoon Beesha […]

cabdixaashi

Sawiro:Madaxwaynaha Puntland oo Kulan laqaatay Gudoomiyaha Aqalka Sarre

3rd September 2020 admin 0

Madaxweynaha Maamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta booqday xarunta Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya waxana halkaasi kusoo dhoweeyay Guddoomiyaha aqalka sare […]

deni

Sawiro:Beesha Caalamka oo Axmed Madoobe iyo Deni ugu baaqday inay tageraan Dhuusamareeb 3

1st September 2020 admin 0

Madaxweynaha Maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam “Axmed Madoobe” oo uu wehelinayo Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Dani ayaa la kulmay Wakiilada Beesha Caalamka u jooga Soomaaliya […]

qoorqoor

Sawiro:Qoorqoor oo daahfuray Mashruuc ay ku kacayso 5 Milyan oo dolar

29th August 2020 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa magaalada Dhuusamareeb si rasmi ah uga daah-furay mashruuca “Biyoole” oo ah mashruuc ka shaqayn doona horumarinta Biyaha, […]

bidar

Daawo:Wasiiro ka qayb galay furitaanka Xarun lagu daaweeyo Bidaarta

28th August 2020 admin 0

Wasiiro, Xildhibaano iyo Xafiisaka Madaxwaynaha Soomaaliya ayaa ka qayb galay Munaasabad lagu furaayey Xarun lagu daaweeyo Bidaarta taas oo laga hirgaliyey Magaalada Muqdisho.

qoorqoor

Sawiro:Madaxwaynaha Galmudug oo furay Kalfadhiga 2-aad ee Gollaha Wakiillada Galmudug

28th August 2020 admin 0

Xafladda furitaanka kalfadhiga 2-aad ee Baarlamaanka Galmudug oo ka dhacday xarunta Shiirkole, waxaa ka qeyb galay Guddoomiyaha Aqalka sare Mudane Cabdi Xaashi, Gudoomiyaha Baarlamaanka Dr. […]

sayid

Sawiro:Axmed Madoobe oo Kismaayo dib ugu salaabtay

27th August 2020 admin 0

Madaxweynaha Maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa soo gaba gabeeyay booqashadii rasmiga ahayd ee uu ku joogay Magaalada Garowe ee Caasimada Puntland intii u dhaxaysay […]

Posts pagination

1 2 … 1,145 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes