Daawo:Bananbax looga soo horjeedo Axmed Madoobe oo ka dhacay Garbahaaray

axmedmadoobe

Dibad bax looga soo horjeedo Axmed Madoobe laguna diidan yahay In Ciidamada dowlada laga Saaro Gobolka Gedo ayaa waxuu ka dhacay Magaalada Garbahaaray ee Gobolka Gedo.

Dadkaan dibadbaxa ka dhigay Magaalada Garbahaaray ayaa sheegay inaysan Gedo aqbalayn dalabka Axmed madoobe.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.