Daawo:Munasabad lagu caleema saaray nabadoon Axmed ayaa Cabudwaaq ka dhacday

cwnabadoon

Munaasabad lagu Caleemo saarayo Nabadoon kamid noqonaya Nabadoonada Galmudug ayaa waxaa lagu qabtay Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud.

Munaasabadaan oo lagu Caleemo saaray Nabadoon Beesha Reer Faarax Siyaad Nabadoon Axmed Maxamed Carab ayaa waxaa kasoo qayb galay Waxgarad,Culumo, Dhalin yaro iyo Marti Sharaf Kale.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.