Sawiro:Madaxwaynaha Puntland oo Kulan laqaatay Gudoomiyaha Aqalka Sarre

cabdixaashi

Madaxweynaha Maamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta booqday xarunta Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya waxana halkaasi kusoo dhoweeyay Guddoomiyaha aqalka sare Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi.

fartaag
nuuse
jurile

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.