Sawiro:Axmed Madoobe oo Kismaayo dib ugu salaabtay

sayid

Madaxweynaha Maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa soo gaba gabeeyay booqashadii rasmiga ahayd ee uu ku joogay Magaalada Garowe ee Caasimada Puntland intii u dhaxaysay 24 ilaa 27 Bishan August 2020.

Madaxweynaha ayaa intii uu Garoowe ku sugnaa waxaa uu kulamo la qaatay Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Dani Madaxweyne ku xigeenka iyo Gudoonka Baarlamaanka.

Kulamada uu Axmed madoobe la qaatay Masuuliyiinta Puntland ayaa diirada lagu saarayay iskaashiga u dhexeeya labadaMaamul goboleed iyo Arimaha Siyaasada dalka.

Madaxwaynayaasha Puntland iyo jubbaland ayaa Galinkii hore Maanta waxay warsaxafeed wadajira ku qabteen Garoowe ayakoo sheegay inay tagayaan Magaalada Muqdisho.

axmedmadoobe

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.