Sawiro:Beesha Caalamka oo Axmed Madoobe iyo Deni ugu baaqday inay tageraan Dhuusamareeb 3

deni

Madaxweynaha Maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam “Axmed Madoobe” oo uu wehelinayo Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Dani ayaa la kulmay Wakiilada Beesha Caalamka u jooga Soomaaliya gaar ahaan Safiirada dalka Maraykanka UK Sweden Midowga Yurub iyo Talyaaniga.

kulankan ayaa diirada lagu saaray sidii Soomaaliya ay uga dhici lahayd Doorasho la isla ogolyahay oo xiligeeda ku dhacda taas oo ka turjumaysa Himilooyinka Shacabka Soomaaliyeed.

waxaa Kaloo kulankaa looga hadlay qodabadii kasoo baxay Shirkii Dhuusamareeb 3 waxayna Beesha Caalamka u sheegtay Deni iyo Axmed madoobe inay taageeraan heshiiskii Dhuusamareeb 3.

deni

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.