Axmed Madoobe oo Muqdisho lagu soo dhaweeyey

axmedmadoobe

Madaxweynaha Jubbaland ayaa goor dhow soo gaaray magaalada Muqdisho, isaga oo ka soo kicitimay magaalooyinka Kismaayo ee xarunta ku meel gaarka ah ee Jubbaland.

Guddoomiyaha gobolka Banaadir, wasiiro, xildhibaano iyo qeybaha kala duwan ee bulashada ayaa ku soo dhoweeyey garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.