
Degdeg: Ciidankii Kenya ee Ku sugnaa Baardheere oo Goordhaweyd ka guuray Fariisimihii ay Degmadaasi kula haayeen.
War iminka naga soo gaaray Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo aya sheegaya in goordhaweyd ay Degmadaasi isaga baxeen Ciidankii Kenya ee ku sugnaa Halkaasi bilihi […]