Dibad Bax Ka dhacay Bosaso

Inta la xaqiijiyay 2 qofayaaku dhimatay 5 kalanawaa ay kudhaawacmeen kadib dibadbaxyorabshadowata oo maanta ka dhacayMagaalada Boosaasoee Gobolka Bari.

Rabshadaha ayaa kadambeeyay kadib markii dad shacab ah ay isusoobaxyo kasameeyeen Magaalada Boosaaso iyagoo kacabanaya MaamulkaMagaaladaa siiyadoona meelaha dadkukubanaanbaxayeen ay soogaareen vCiidamo booliis ah oo iskudayay in ay hakiyaan dibadbaxyada taasoo dhalisay iskahorimaad.

Dadka dibadbaxyada sameeyayayaa dhawaan waxa ay la kulmeen Madaxweynaha MaamulkaPuntalnd Cabdiweli Max’ed Cali Gaas oo kadalbaday in wax weliba ay wadahadal ku dhameeyaan.

Xiisad xoogan ayaa weli kataagan Magaalada Boosaaso ee Gobolka Bar iyadoona illaa 15 qof oo lagu eedeeyay in ay ka qeybgaleen dibadbaxyadaasi Xabsiga loo taxaabay.

 

 

 

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.