Dhageyso: Laamaha Amaanka oo Kulan Ka Yeshay Werarkii Madaaficada

gaab

Ka dib Werar Madaafic oo Maanta Lagu Garay Qeyb Ka mid ah Degmada Warta Nabada Ayaa Kulan Deg Deg ah Wax ay Ka yesheen Werarkii Madaafic iyo Howal Galo Bilabanyo .
Taliyah Boliska G, Banaadir Cali Gaab Ayaa Shegay inay Soconayaan Howal Galo Lagu Ogaanyo Dadkii Sahashay Werarkii Madaaficada.
Taliyaha Ayaa sheegay inay Bilabayaan Howal Galo Joogto ah oo laga Subinayo Degmooyinka G, Banaadir si loo Xaliyo Amaanka Caasimada sidoo Kalan Wada Shqeyn Ay Dhex Marti donto Dadka Shacabka ah iyo Laamah Amaanka .
Wali Ma jirto Cid shegatay Masuliyada Werarkii Madaaficdaa ee Maanta u ku dhacay Agaarka Madaxtooyada Somaalaiya .


Halkaan Ka Dhagesyo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.