Dhageyso: Gudoomiyihi Hore G, Bari ayaa Ka Danbeyay Rabshadihii Bosaaso.

Masulinta Maamulka Putland oo Gordhow Saxaafada Kula Hadlay Maagaalad Bosaaso Ayaa Wax ay Ka Warbixiyeen Rabshadihii Maanta Ka dhacay Magladaasi .

Gudomiyaha G, Bari yusuf  Maxamed Wacays ayaa shegay inan Marnabo loo Dul Qadaneyn Cid Walbo oo Abuureyso Qal Qal Siyaasded Sidoo Kalan uusan ahayn Rabshadaha Kuw ay Ka Danbeyeen Dad Shacab ah .

Masulinta ayaa Wax ay ku Edeyen rabashadihii Bosaaso inuu Ka Danbeyay G, Hore ee Magalaad Bosaaso Wada Hada hadalo  ay La Yesheen uu ka Hor yimid inuu Daayo Xiisasa Siyasaded uu Ka Sameyno.

Halkaan Ka Dhageso

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.