Dhageyso: Ciidamada Kuwa Qaran ayay Noqonayaan

Madxaweynaha  Maamulak Gal Mudug C/Kariim Xusen Guled ayaa Maanta Boqday Xarunat Ciidamada ee 21 oo ku Jiraan Ciidamo Ka tirsan Galmudug .

Guled ayaa Ka Hadlaya Qorshaha Ciidan ee Galmudug iyo Amaanka Goobaha uu ka Arimeeyo maamulkooda  Wax uun u shegay  in la Dhameystirayo Qarameynat Ciidamaad  sidoo kala uu Bilaabnayo Howalgalka Lagula Dagaalmayo Al- shabab

Qaar Ka mid Saraakisha ayaa Shegay inay Diyaar u yihiin Qarameynta Cidamaada iyo Kor u Qadiada Goobaha ay jogaan Amaankooda .

Sidoo kala Ay Wada Shaqeyn Ay La yelanayaan Dadka Shacabka ah si ay u Fududaato Xogta aya Helayaan

Halkaan Ka Dhageyso

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.