Dhageyso: Xolaha Somaliya Waxa ay u Bahan yihin Daawo sax ah

Wasiirka Xananada Xolaha Somaliya ayaa Maant Hor Tagay Mudanyaasha Barlmaanka Somaliya Isagoo Ka Warbixiyay Hindiso Sharciyeed Wasaradiisa .

Wasiirka ayaa Shegay in Waqtigana Lo Bahan Yahay in Barlmaanka ay ansixiyana Shacigana si Dadka Somalid ah Ay oga Faaideystaan.

Wax uu sido Kale shegay in Muhimad Gooni ah Ay Ledahay Dhoofinta Xolaha Somaliya Dowlada ay Dhaqaalo Badan ku Faaideyso .

Laakin loo Bahan Yahay in Barlamaanka ay Anisixiyaan Sharciga Madaamo Markii ugu Horeysan Maanta Lag Hor Aqriyay Barlamaanka \

Halkaan Ka dhageyso

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.