Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Daawo: Korneyl Barre Hiiraale iyo Masuuliyiin kale oo soo dhaweeyey kulamada Kismaayo ka Soconaya.

15th March 2016 admin 2

Waxaa Shalay Magaalada Muqdisho ku kulmay Siyaasiyiin iyo Waxgarad kasoo jeeda Beesha Sade kuwaas oo taageeray Barnaamijka Wada hadalada ee uu Wasiirka Difaaca Soomaaliya kawado […]

Ururka Samafalka HIRDA oo Maro kaneecooyin ka qeybiyey Degmada Baardheere(Sawwiro)

15th March 2016 admin 1

Ururka Samafalka wadaniga ah ee HIRDA ayaa maalmahii ugu dambeeyey gudaha degmada Baardheere waxaa uu ka wadey howl balaaran oo gargaar maro kaneecooyin loogu qeybinayey […]

deg

Degdeg: Alshabaab oo isaga baxay Deegaanka Garacad oo ay Xalay la wareegeen.

15th March 2016 admin 2

Alshabaab ayaa saaka isaga baxay Deegaanka Garacad ee Gobolka Mudug kadib marki ixalay gaalinkii hore ay la wareegeen gacan ku haynta Deegaankaasi. Garacad ayaa dhacda […]

Daawo:Shirkada Diyaaradaha Freedom Oo Dulimaadyo Ka Bilawday Boosaaso

14th March 2016 admin 4

Shirkada Freedom Air dulimaadkeedii ka bilowday Boosaaso iyadoo dulimaad joogta ah kasameyn doonta Boosaas- Muqdisho iyo Nairobi.duulimaadkaan ayaa wax wayn kabadalaya dadkii ukicitimi jirey garoowe […]

Daawo:Ciidamada Jabuuti iyo kuwa Somaliland oo Isku Dhacay

14th March 2016 admin 4

Ciidamada jabuuti iyo kuwa somaliland ee bada ayaa isku dagaalamey meel udhaw Saylac oo bada Gudaheeda ah dagaal xoogan ayaa laga maqlaayey Saylac dhexdiisa. dagaalka […]

Maqall :Cilladdu ma Annagaa mise waa passport –ka Somaliya

14th March 2016 admin 4

macalin miskiin ah oo Mogadishu jooga passporkiisa kuma safri karo..Afartii sanno ee u dambeeysay waxaan tagay shanta wadan ee VETO-ga leh: Mareeykanka, Ruushka, Shiinaha,Ingriiska , […]

“Daawo Sawiro” Shirkii Fartaag iyo Gudiga Besha Sade Maxaa Ka So Baxay ee Manta Dhacay

14th March 2016 admin 11

  Waxaa Galinkii Hore ee Maanta Kismaayo Kulan Qado Sharaf uu  Cabdulahi Sh, Cismail Fartaag uu  ugu Sameyay Qaar Ka mid Gudiga Besha Sade ee […]

Dhageyso Xubinta Kalamaan ee loga Hadlo Siyaasada Somaliya Halka Ay Mareyso

14th March 2016 admin 5

Kusoo Dhawaad Xubinta Kala maan oo Maalin Walbo Marka Laga rebo Jimcaha aad Ka Dhageysan Dontaan War Baahiyaha Gedo Times Halkaan Ka Dhgeyso: 140213_005

“Warbixin” Axmed Madoobe oo Dalbaday in Besha Calamka Ay Ka Baxdo Wada hadalada Besha Sade uu La Qadanayo.

14th March 2016 admin 5

Kulankii Ay Yesheen Gudigii Ka Socday Besha Sade oo Ka Dhacay Xalay Magaalada Kismaayo iyo Axmd Madoobe oo ahaa kii ugu Horeyay oo ay Wada […]

13 Qodob Jawabtooda oo Axmed Madoobe uu Ku Socelinayo Gordhow Gudigii Besha Sade.

14th March 2016 admin 5

Waxaa lagu wadaa Saacada Soo Socdo in Axmed Hogaamiyaha Maamulka Jubland uu soo Gudbin Donoo Qodoabadii Besha Sade ay Hor dhigtay ee Ka kobnaa 13 […]

“Warbixin” Axmed Madoobe oo Kulan La Qadanyo Xubnaha Barlamanka Somaliya ku jiro ee Besha Sade .

14th March 2016 admin 3

Waxaa Hada Aqalka Loga Arimeeyo Maamulka Jubalnd Kulan aan Horey Lo shaacin uu ku dhex Marayaa Hogaamiyaha Maamulka Jubland iyo Xidhibaano ka Tirsan Barlamaanka Somaaliya […]

Dhageyso: Deg Deg:- Dagaal ka socda Cadaado

14th March 2016 admin 2

Ciidamo  kala ah Boolis iyo Dawaariish ayaa maanta ku Dagaalamay Degmada Cadaado Ee Gobolka Galgaduud islamarkaana Fariisin u ah Maamulka Galmudug. Dagaalka ayaa yimid kadib […]

Dhageyso: Baarlamaanka Galmudug oo Xilka ka qaadaya C/kariin Guuleed

14th March 2016 admin 1

Kulan ay maanta ku yeesheen Xarunta ay ku Shiraan Baarlamaanka Maamulka Galmudug Ee Cadaado ayaa waxaa ay ku badaleen Qodob kamid ah Dastuurka Maamulkaasi,kaas oo […]

Dhageyso:Odayaasha Dhaqanka G, Hiraan oo Diday Inay La Kulmaan Wasiirka Arimaha Gudaha oo Ku Sugan Baladweyne

14th March 2016 admin 4

Iyadoo Maalintii Labaad uu ku sugan yahay Magaalada Baledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukumadda Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen “Odawaa”ayaa Odayaasha dhaqanka Gobolka […]

Dhageyso: Odaayasha Besha Sade ee Kismaayo ku Sugano oo Rajo Wanaagsan ka Muujiyay Wada Hadalada.

14th March 2016 admin 8

Mid Ka mid Ergada Besha Sade mataleyso ee Ku Sugan Magaalad Kismaayo Ayaa Wax Ay Rajo wanagsan Ka mujiyeen Wada Halada Kismaayo Oga Soconayo Axmed […]

Posts pagination

« 1 … 1,711 1,712 1,713 … 1,756 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes