“Daawo Sawiro” Shirkii Fartaag iyo Gudiga Besha Sade Maxaa Ka So Baxay ee Manta Dhacay

 

Waxaa Galinkii Hore ee Maanta Kismaayo Kulan Qado Sharaf uu  Cabdulahi Sh, Cismail Fartaag uu  ugu Sameyay Qaar Ka mid Gudiga Besha Sade ee Ku jiray Wada Hadalada Dhe dhex Dhexaadinta Besha Sade iyo Axmed Madoobe .

Wax Loga Hadlay Siyaasada Besha Sade Halka Ay Mareyso iyo Wada Halada Axmed Madoobe Sida lagu Heshin Karo Siyaasada Kal Gadisan ee Ka dhex jirto Besha Sade Qaarkood ay Belaha uu Ku Kala Jiro Taag Taag Dhinaca Siyasada Ah  . Xalka Ugaaska Besha Sade Sida lo Abaari Karo Madaamo Wali aan La is ku Raacin Ugaas Gaar ah oo Ay Besha Ledahay Marka Laga Tago Labo Shaqsi oo La Kala Tagersan Yahay.

Madaxweyne Ku Xigeenka Jubland Fartaag Ayaa Soo dhaweyay Dhamaan Wada Hadaladii Goobta Lagu Soo Qaday Isagoo Sheegay in Loo Baahan yahay in Besha Sade loo Qabto Shirweyne dib u Heshisineed Marka ay Dhamadaan wada Hadalka Lo joogo Kismaayo .

Kulanka ayaa Wax uu Ku Soo Gabo Gaboobay Isku Hambalyeyn iyo Cid Walbo inay Ay Ka Shaqeyso Midnimada Besha Sade

gedo 2 gedo 3 gedo 1

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.