13 Qodob Jawabtooda oo Axmed Madoobe uu Ku Socelinayo Gordhow Gudigii Besha Sade.

Waxaa lagu wadaa Saacada Soo Socdo in Axmed Hogaamiyaha Maamulka Jubland uu soo Gudbin Donoo Qodoabadii Besha Sade ay Hor dhigtay ee Ka kobnaa 13 Qodob Ka  dib Kulan uu La Qadan Doono Goordhow Gudiga oo Hada Ku sii Qul Qulayo Xarunta Kulanka uu Ka dhacayo .

Qodobada La hor dhigay Hogaamiyaha Ayaa Wax ahayeen Kuwa Besha Sade ay Go, aan ku Gartay inay Kula Gor gortanto Axmed Madoobe

Ka dib Markii uu Dalbaday Wada hadal uu la Yesha Siyaasiyinta Besha Sade iyo Dadka Ka soo Hor jeedo Fikirkiisa Maamul.

Wax Goor dhow Soo Gabo Gaboobay Kulan ay Gudiga La Qateen 25 Xubnood oo ah Marjaca Odyaasha Besha Sade oo La hor dhigi Doono Go, aanka Axmed oo La filayo Goordhow inuu Ka bixiyo Qodabadii 13 Ahaa.

Horeya ayaa Odyaasha Marjaca ah Wax loo Hor dhigay 14 Qodob ee Axmed La hor dhigay inkastoo Markii danbe Qodob laga Rebay Qodabada oo Laga Dhigay 13 Qodob .

Sacadihii u Danbeyay Ayaa Axmed Madoobe Qodobad La hor dhigay Wax Kulan kala  Yelanyay Siyaasiyin Beshisa ah iyo Kuwa Tagersan Siyaasadiisa oo Qeyb Ka ahaa Dadka Talada uu Wax Ka siyay Go, aan Ka Garisteeda .

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.