“Warbixin” Axmed Madoobe oo Kulan La Qadanyo Xubnaha Barlamanka Somaliya ku jiro ee Besha Sade .

Waxaa Hada Aqalka Loga Arimeeyo Maamulka Jubalnd Kulan aan Horey Lo shaacin uu ku dhex Marayaa Hogaamiyaha Maamulka Jubland iyo Xidhibaano ka Tirsan Barlamaanka Somaaliya oo uu Hor Kacayo Xildhibaan Magan .

Kulanka Ayaa Loga Hadalayaa Sidii Loo dhameystiri Lahaa wada hadalada  Besha Sade iyo Hogaamiyaha Mamulka jubland oo Maalmihii Danbe ka soconayay Kismayo .

Xoga uu Raadiyay Gedo Times Ayaaa wax Ay Shegayaan in Axmed Madoobe uu Ka Talo Galinayo Xildhibanada Jawaabta Qodobadii 13 Qodob ee La hor dhigay Hogaamiyaha jubland .

Qaar Ka mid ergada oo La Hadlay Gedo Times Ayaa Wax U Shegeen in Kulan Cida uu La Qadanyo Ay yihiin Xildhibanda Dowlada Axmed Madoobana uu Dal Baday inay La kulmaan.

Dhinaca Besha Sade Odyashooda ,Gancasatoda , Bulshada  Qeybaheeda kala duwan  Kulna Kismayo ku leh waaxn Laga wada hadlayaa Masiirka Besha iyo Siyasadooda mustaqabalka Kismaayo Hadii Lagu Heshiyo .

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.