“Warbixin” Axmed Madoobe oo Dalbaday in Besha Calamka Ay Ka Baxdo Wada hadalada Besha Sade uu La Qadanayo.

Kulankii Ay Yesheen Gudigii Ka Socday Besha Sade oo Ka Dhacay Xalay Magaalada Kismaayo iyo Axmd Madoobe oo ahaa kii ugu Horeyay oo ay Wada Yesheen Hogamiyaha Mamulka Jubalnd iyo Gudiga ayaa Loga Hadlay Arimo Badan

Kulanka ayaa Si Caadi ah u Furmay oo Ay Wada Jogeen Besha Caalamka Xubinihi Ka Socday Hogamiyaha Jubaland iyo Gudiga Besha Sade ,  ayaa Hogaamiyaha wax uu Dal Baday in Besha Calamka Ay U Madax Baneyso Laba dhinac wada Hadalkoda Hadii ay is Fahmaana ay u shegayaan Hadii Ay is Fahmiwayan Markasi ay u Furan Tahay Dhex Dhexaadinta Besha Calamka .

Ka dib Ayaa Besha Calamka Wax ay Ogalatay Inay Ka Baxdo shirka Iyado Goobta wada Hadalka ay Kuwada haren Axmed Madoobe iyo Gudiga besha Sade .

“ Hogaamiyaha Ayaa Yiri Mar Ayaa Sugayay Inaan Arko Ani Marexaan oo Si Toos ah u wada Hadalno Hada Ayuuna Ilaahay Noo Suurto Galiyay Waxaa Rajeynayaa Inan Is Fahano ee Soo Dhawaada Marexaan”

Ka Dib Ayaa wax Hadlaya dhowr Qof oo uu Ku Jireen Xildhibaan Magan, Maxamed Cabdi kaliil , wasiir Gashandhiga iyo Xubno kale.

Ugu Danbentii Ayaa Wax La soo Bixiyay Warqadii Ay Ku Qorneyd 13 Qodob ee besha Sade ay ugu Talagaleen Hogaamiyaha Jubaland,

Wax aqrinta Qodbada Loo Dhiibay Ex Xildhibaan Maxmud Sayid Aadan Iyadoona uu Faah Faahinayo Wax Lola jeday Cabdi Shire oo ah Bare hirale Aderkisa

Qodobada Markii uu Dhageysatay Ayaa Hogaamiyaha Wax uu Yiri “ Waan Soo Dhaweynayaa Inta aaad Shegeteen Laakin waxaan Cod Sanaya in Labo aan u Kala Qaadno Qodob Kuwas Siyaasada ku Qotomo iyo Kuwa Ku Qotomo Hanti La Kala Dhacay Dad La dilay iyo Dhibaato Gaar Ah oo  Dad Tabanayo.

Gudiga Aya ogaladay Waxaan Goobta Lagu Dhawaqay in Arinta Dhibaatada Gaarka ah ee aan Quseyn Siyasada Lo Saarayo Gudiga Odayaal ah oo Isugu Jiro Besha Sade iyo besha uu ka soo Jedo Hogamiyaha ee Kismaayo Ku sugan .

Dhinaca Kale ayaa Wax uu Dal Baday inuu Ka soo Fikirayo Qodabad Quseyo Siyaasada Ka dibn Jawaan uu ku So Celin Dono .

Waxaan Goobta Ku Soo gabo gaboobaya Kulankii Inkastoo Dadka Tax liiliyo Siyaasada Jubooyinka Ay Gedo Times u Shegeen In Axmed Madoobe uu Yahay nin Is Bad Badal Badan oo aan la Garan Karin Siyasadisa mesha ay ku Qotonto, Laakin Natijoo Guul iyo Mid Guul Daro Laga Filan Karo Shirka Besha Sade iyo Axmed Madoobe U Dhaxeeyo

Xog Aruuriye Jeylani Husen Yusuf 

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.