Dhageyso: Odaayasha Besha Sade ee Kismaayo ku Sugano oo Rajo Wanaagsan ka Muujiyay Wada Hadalada.

Mid Ka mid Ergada Besha Sade mataleyso ee Ku Sugan Magaalad Kismaayo Ayaa Wax Ay Rajo wanagsan Ka mujiyeen Wada Halada Kismaayo Oga Soconayo Axmed Madoobe iyo Gudi Matalayo Besha.

Wax ay Shegen In Hogaamiyaha Maamulak Jubland uu Noqday mid u Bisil Wada Hadal uu La Qaato Besha Sade oo Awood Xogan ku Leh Gobalada Jubooyinka iyo Gedo .

Kulanka  Soconayo Waxaan Ka Rajeynaynaa Rajo Fcn Waxaan Raacasanahay Wax Walbo oo Ay No Soo Qadaan Ergada inaga Nam Taleyso Sidaa Wax Gedo Times u Sheegay Feysal Qaliif oo Ku Sugan Magaalada Kismaayo oo La Hadlay Gedo Times .

Kismaayo Waxa ka soconayo Wali Kulamdii Dib U Heshisinta Besha Sade iyo Axmed Madoobe oo Maanta Wajigii Labaad Yeshay

Halkana Ka Dhageyso:

Wareysi Feysal Qaliif

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.