Daawo:Ciidamada Jabuuti iyo kuwa Somaliland oo Isku Dhacay

Ciidamada jabuuti iyo kuwa somaliland ee bada ayaa isku dagaalamey meel udhaw Saylac oo bada Gudaheeda ah dagaal xoogan ayaa laga maqlaayey Saylac dhexdiisa.

dagaalka waxaa sabab u ahaa markii ciidamada jabuuti aya isku dayeen markab kaluun kadabanaayey bada oo SomalinadLand sii say ruqsad oo ayna saarnaayeen ilaalada bada Somaliland hal askari oo ilaada bada somaliland ayaa ku dhintay iyadoo labada dhinac aysan wax wara kasoo saarin arintaan.
Hoos kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.