Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

XOG: Akhriso Magacyada iyo Wasaaradaha ay kala heleen Beelaha Sade iyo Absame.

18th May 2016 Mohamed Abdi 0

Waxaa goordhaw lagu dhawaaqay Golaha Wasiirada ee Maamulka Jubbaland kuwaas oo ka kooban 17 Wasiir iyo 17 kuxigeen. Golaha ayaa waxaa Beesha Daarood ay heshay […]

axmed

Axmed Madoobe Wasiiradii Maamul goboleedka Jubbaland Ku Dhawaaqey Kismaayo

18th May 2016 admin 0

Madaxwaynaha maamul goboleedka Jubbaland axmed Madoobe ayaa ku dhawaaqey wasiiradiisii iyoadoo maamulka jubbaland ahaa dawlad la’aan in kabadan sanad. Hoos kadaawo

Maqaal: Halgankii Lagu Hungoobay ee Nasoj!

18th May 2016 Mohamed Abdi 0

Waqti Badan Ka ma Soo Waregan Ka Shekeynta marxaladii Dorasho ee ay martay Nasoj wali waxaa tagan hadal heynta ay reebtay qaabka ay u dhacday […]

Wixii Danbi Dhacay Indha Ka Dado – NUSOJ Wacal ayay Umushay

18th May 2016 Mohamed Abdi 0

Ugu danbayntii Gabadhii NUSOJ ee rimanayd Wacal ayay dhashay ruuxa la doortana waa un Umuliso , waayo Umulisado wacal iyo Xalaal ba ayadaa ka dhalisa […]

kis

Daawo: Kulan Kismaayo ka dhacay oo lagu taageeray Maxamuud Sayid looguna Mahad Celiyey Janaraal Fartaag.

18th May 2016 Mohamed Abdi 1

Kulan Balaaran oo ay ka qeybgaleen Xildhibaano, SIyaasiyiin waxgarad iyo qeybhaa kala duwan ee Bulshada re ismaayo laguna taagerayay Maxamuud Sayid Aadan oo loo magacaabay […]

Daawo:Munaasabad soo dhaweyn oo loo sameeyay Maxamuud Sayid Aadan Baardheere

18th May 2016 admin 0

Waxaa isoo taraya taageerada madaxwayne kuxigeenka maamulka jubbaland Maxamuud sayid Aadan kuwaas oo kadhacaya meelo kala duwan sida Kismaayo.Nairobi,Baardheere,B/xaawo,Luuq iyadoo la filaayo kuwa kalana inay […]

Sawirro: Munaasabad ay ka qeybgaleen Maamulka Gobolka Gedo oo ka dhacday Degmada Luuq Gaanaane ee Gobolkaasi.

18th May 2016 Mohamed Abdi 0

Shacabweynaha reer GEDO oo si wayn uso dhaweeyay madaxweyne kuxigeen cusub ee dowlad gobaledka Jubbaland Mudane Mohamud Sayid Aadan. Masuuliyiin ay kamid yihiin Gudomiye Kuxigeenka […]

OGEYSIIS: Munaasabad Dhaqaale loogu Uruurinaayo Isbitaalka Degmada Baardheere oo ka dhici Doonta Birmingham UK.

18th May 2016 admin 0

Iyadoo burbur aad u balaaran uu ka jiro isbitaalka weyn ee Degmada Baardheere ayaa waxaa dhawaan dalka UK ka dhici doonta Munaasabad dhaqaale loogu uruurinaayo […]

XOG: Axmed Madoobe oo ka hor Safarka uu Muqdisho ku tagi Doono lagu wado inuu ku dhawaaqo Golihiisa Wasiirada.

18th May 2016 Mohamed Abdi 0

Wararka laga helayo xarunta Madaxtooyada Jubbaland/Guriga Martida Jubbaland ayaa sheegaya in Madaxweynaha  Jubbaland Axmed Maxamed Islaam uu ku wajahan yahay magaalada Muqdisho ee xarunta dalka […]

Daawo: Dibad Bax lagu Taageeraayo Magacaabidda Maxamuud Sayid oo ka dhacday Magaalada Garbaharay.

18th May 2016 Mohamed Abdi 0

banaanbax balaaran islamarkaasna lagu taageerayo madaxweyne ku xigeenka cusub ee maamulka jubaland mudane maxamuud seyid aadan iyo madaxweyne ku xigeenkii hore ee maamulka juboland janaraal […]

Daawo: Wasiirka boostada dowladda FS oo gaaray magaalada Kismaayo

18th May 2016 admin 0

Munaasabad lagu xusayay sanad guuradii dhismaha baarlamaanka Jubbaland oo lagu qabtay Nairobi

18th May 2016 admin 0

XOG: Yaa ka dambeeya dagaalka Baladweyne iyo beelaha dagaallamaya

18th May 2016 admin 0

Maamulka degmada Baladweyne ayaa ku baaqay inay dagaalkaasi loo joojiyo si shuruud la’aan ah. Maamulka gobalka Hiiraan ayaa sheegay in dad shacab ah ay ku […]

No Image

Daawo: Maamulka Jubba oo ku amray dadka inay isaga guuraan agagaarka haanta biyaha

18th May 2016 admin 0

Dhageyso wareysi xasaasi ah – Qodobo la Rabo in Laga Beddelo Heshiiska Doorashada

18th May 2016 admin 0

Guddiga dib-u-eegista hanaanka doorasho oo ka kooban 25 xubno oo baarlamaanka Soomaaliya ka tirsan ayaa xalay kulan saacado badan qaatay la yeeshay Madaxweynaha, Ra’iisul Wasaaraha […]

Posts pagination

« 1 … 1,642 1,643 1,644 … 1,756 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes