Maqaal: Halgankii Lagu Hungoobay ee Nasoj!

Waqti Badan Ka ma Soo Waregan Ka Shekeynta marxaladii Dorasho ee ay martay Nasoj wali waxaa tagan hadal heynta ay reebtay qaabka ay u dhacday doorshada Siyaabo Badan halo safire.

Aniga Kama qeyb galin dorashada mana tagin maalin xitaa goobta dorashada ay ka dhaceysay si kastabo aan u diidee.

“Laakin Xalka aan Xeerka Lahayn ee Nasoj waa sugaya Natijadiisa”

Muhim ma ahan inaan la igu yiri ugu shekeyo wixii ka dhacay Hotelka city palace anigo tagin waxan door biday inaan ka shekeyo wixii aan arkay saacado ka dib wareeg dhamadkii Dorashada Nosoj .

Dad Tagay goobta qaar ka mid markii aan la shekeystay kuwo kalana ay soo qoreen qoraal ay ku cabirayaan wixii dhacay goobta waxa iiga dhex muqaday inayka dhacday Cadaalad Daro.

Dadka cabanayo Waxay Ahayeen kuwa ka shalayay inay Ka qeyb galaan halganka hungoobay ee nasoj  lakain hada qoraalkoda wax uu ahaa mid anan wax lagu dumineyn laakin Howshii idlaatay lagu halan keyay .

Shaqsiga Xilka ugu Sareyo Qabtay Aqoon Fican ayaan u le yahay waa uu u qalmay xilka markii loo firiyo wax uu yahay iyo ujeedka baratankisa.

“laakin Xilkas uma muqan ee Xildoon ayuu ahaa”

Marka La iga shekeyay Dabecada laga sawiran karay baratankiisa nasoj inta uu ku gudo jiray .

Qaladadkii Dhacay

  • Marka Hore Hab Maamulka Doorshada Xeer iyo Xisaab ma laheyn ee howsha wax lagu waday mar un aan is dhaafino
  • Dadka Hormuudka Howsha Ka ahaaTalo Galin iyo Talo Celin midna masiin dadka iyga kaga waayo aragsana, la mid aha ama ka hoseyay.
  • Doorshada Saxaafada waa mid lagu qeyb saday awood qeybsi siyaasada somaliya ee 4.5
  • Milkilayaasha Idaacadaha ayaa ku lahaa galaan gal sare oo awodooda maamul ay garsisneyd 85%,  halka ay lahayeen gudiga doorsahada 20%.  Dadka codkoda dhibanayay oo Milkilayasho ay xoriyada ka qadeen oo aysan wixi loo sheegay moye wax kale doran karin ayaa lahaa 5%
  • Waxa Doorshada ku baxday lacag badan oo lo adeegsaday musuq maasuq baahsan iyo wax is dabo marin

Talo iyo Tusaale

  1. Dadka Nasibka u helay inay hogamiyaan saxaafad dhibana ah ee doododa iyo darenkooda hadal shekeysi maalmeed uu yahay inay si cadalad ah ugu shaqeyan
  2. In xalay dhalati laga noqdo wixii dhacay ee la sameyo isku soo dhawaansho wado hadal oo cid walbo lagu qancinayo aragtideeda
  3. In la sameyo sharci adag oo wajibadkoda iyo xaquuqdooda lagu raadinayo dhalin yarada saxafiyinta

Gabo Gabo

Waxaan Ka codsanaya qof walbo oo wax ka tabanayo habka  doorasho ee Nasoj inuu iska samro xaldoonka qeyb uu ka noqdo.

Dadka wax hogaaminayo talad dadka inay la wadagaan si xaquuqda maqan loo helo xilkana lo guto.

Xaafid lama noqon karee Xasustii Nasoj ha la ilaabo

W/Q jeylaani Husen yusuf

 

 

 

 

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.