Dhageyso wareysi xasaasi ah – Qodobo la Rabo in Laga Beddelo Heshiiska Doorashada

Guddiga dib-u-eegista hanaanka doorasho oo ka kooban 25 xubno oo baarlamaanka Soomaaliya ka tirsan ayaa xalay kulan saacado badan qaatay la yeeshay Madaxweynaha, Ra’iisul Wasaaraha iyo Gudoomiyaha Baarlamanka.

Qaar kamid ah xubnaha gudigaasi ayaa sheegay in dood-xoog badan ay dhexmartay labada dhinac.

Cabdullaahi Jaamac oo kamid ah xubnaha baarlamanka ee Gudigaaasi ayaa rajo ka muujiyay wada-hadaladaasi isagoo sheegay in si weyn looga wada hadlay in gobolka Banaadir uu xubno ku yeesho aqalka sare baarlamanka.

Hoos ka dhagayso codka

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.