Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Degdeg: Beesha Sade oo kulan Muhiim ah Iminka Kismaayo ku leh iyo Wasiir Aw-libaax oo lagu wado in uu iscasilo.

19th May 2016 Mohamed Abdi 1

Magaalada Kismaayo wuxuu hada julan xaasaasi ah uga socdaa waxgaradka , SIyaasiyiinta iyo Ururada Bulshada Beesha Sade ee Magaaladaasi ku dhaqan. KUlanka waxaa madal joog […]

TOP News: Baarlamaanka Soomaaliya oo Maanta kulan Xaasaasi ah Muqdisho ku yeelanaya.

19th May 2016 admin 0

Kulanka golaha shacabka oo maanta lagu wado in ay ku yeeshaan magaalada Muqdisho, ayaa waxaa la horgeynaya sharciga suurtagelinta doorashooyinka dadban ee sanadkan ka dhici […]

jubba

Akhriso: Magacyada. Qabiilada iyo Wasaaradaha ay kala Hayaan Wasiirada shalay la magacabaay ee Jubbaland.

19th May 2016 Mohamed Abdi 0

Akhristayaasha Gedo Times waxaan u soo gudbineynaa Magacyada iyo Qabiilada ay kasoo kala jeedaan Wasiirada uu shalay Galinkii Dambe Magacaabay Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam […]

baladwayn

Dagaal beeleedkii Baladweyne oo weli taagan iyo daadad ka dhacay magaalada

19th May 2016 admin 0

Daadad maasheeyay xaafado ka tirsan magaalada Baladweyne ayaa halkaa ka dhacay iyadoo dadka shacab ah ay isugu darsameen colaad iyo fatahaado kuwaasoo ka cararaya gurayahooda. […]

Taliska CXD oo Faahfaahiyay Howlgalka Kummaandooska Ee Shabeellaha Hoose”Sawirro”

19th May 2016 admin 0

War-saxaafadeed ka soo baxay taliska Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya oo la soo gaarsiiyay Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee SONNA, ayaa lagu faahfaahiyay howlgallo Ciidamada Sida gaarka […]

Dhageyso: Shir ballaaran oo maanta ka furmaya magaalada Muqdisho

19th May 2016 admin 0

Shir looga hadli doono arrimaha nabadgalyada Somalia iyo doorashooyinka ayaa maanta lagu wadaa inuu ka furmo magaalada Muqdisho. Shirkani waxaa ka qeyb galaya dowladda federaalka, […]

VIDEO: Wareysi xasaasi ah oo lala yeeshay siyaasi ka hadlay arrimo dhowr ah

19th May 2016 admin 0

MUUQAAL: Roobab ku hooray magaalada Qardho iyo isa socodka oo istaagay

19th May 2016 admin 0

TOP DAAWO: Ugaasyada reer Hiiraan oo baaq u diray beelaha dagaallamaya iyo hadallo kulkulul

19th May 2016 admin 0

Daawo: Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka arrimaha gudaha oo gaaray magaalada Jowhar

19th May 2016 admin 0
baladwayn

Faahfaahin: Dagaalkii Baladweyne oo weli socda iyo maamulka oo gacanta ka taagtay

18th May 2016 admin 0

Dagaal ayaa maalintii labaad si goos goos ah uga socda magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Dagaalkan oo shalay ka bilowday magaalada ayaa u dhaxeeya […]

Dhageyso: Wareegtada lagu magacaabay wasiirrada iyo ku xigeennada Jubbaland

18th May 2016 admin 0

Madaxweynaha maamulka Jubnbaland ayaa goordhow oo caawa ah magaalada Kismaayo kaga dhawaaqay xubnaha cusub ee golahiisa wasiirada. Digreeto ka soo baxday xafiiska madaxweyne Axmed Madoobe […]

Xukuumadda oo ballanqaaday dhisme lagu sameeyo garoomada magaalada Muqdisho

18th May 2016 admin 0

Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Somalia ayaa ballan qaaday inay dib u dhis ku samayn doonaan garoomadda Magaaladda Muqdisho si looga badbaadiyo dhalinyaradda inay ka tahriibaan […]

XOG: Akhriso Magacyada iyo Wasaaradaha ay kala heleen Beelaha Sade iyo Absame.

18th May 2016 Mohamed Abdi 0

Waxaa goordhaw lagu dhawaaqay Golaha Wasiirada ee Maamulka Jubbaland kuwaas oo ka kooban 17 Wasiir iyo 17 kuxigeen. Golaha ayaa waxaa Beesha Daarood ay heshay […]

axmed

Axmed Madoobe Wasiiradii Maamul goboleedka Jubbaland Ku Dhawaaqey Kismaayo

18th May 2016 admin 0

Madaxwaynaha maamul goboleedka Jubbaland axmed Madoobe ayaa ku dhawaaqey wasiiradiisii iyoadoo maamulka jubbaland ahaa dawlad la’aan in kabadan sanad. Hoos kadaawo

Posts pagination

« 1 … 1,641 1,642 1,643 … 1,756 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes