Dhageyso: Wareegtada lagu magacaabay wasiirrada iyo ku xigeennada Jubbaland

Madaxweynaha maamulka Jubnbaland ayaa goordhow oo caawa ah magaalada Kismaayo kaga dhawaaqay xubnaha cusub ee golahiisa wasiirada.

Digreeto ka soo baxday xafiiska madaxweyne Axmed Madoobe oo nuqul kamid ah ay heshay warbaahinta Goobjoog ayaa heshay nuqul kamid wareegtada kasoo baxday xafiiska madaxweynaha ee lagu magacaabay xukuumada cusub ee Jubaland.

Waxaa la magacaabay 17 wasiir iyo ku xigeennadooda

Afhayeenka maamulka Cabdinaasir Seeraar hoos ka dhagayso:

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.