madaxweynaha puntland oo dalka dib ugu soo labtay
Madaxweynaha iyo weftigiisa oo kaso degey magaalada Boosaaso ayaa waxaa kusoo dhoweeyey garoonka diyaaradaha magaaladaasi, maamulka gobolka Bari iyo kan degmada Boosaaso, masuuliyiin ka tirsan […]
Madaxweynaha iyo weftigiisa oo kaso degey magaalada Boosaaso ayaa waxaa kusoo dhoweeyey garoonka diyaaradaha magaaladaasi, maamulka gobolka Bari iyo kan degmada Boosaaso, masuuliyiin ka tirsan […]
Warbaahinta qaar ee dalka ayaa shalay tabiyay war sheegaya in Ciidamo ka tirsan Midowga Afrika ee AMISOM la geeyay magaalada Dhuusa-mareeb ee gobolka Galgaduud, Madaxweyne […]
Cabdi Xasan Xuseen (Cabdi Yare) Madaxii hore ee Sirdoonka Maamulka Puntland ayaa sheegay in maamulka Puntland uu caqabado ka haysto dagaalka ka dhanka ah Ururka […]
Ammaanka magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa aad loo adkeeyay, maadaama maalinta berri oo Sabti ah lagu wado in ay ka dhacdo Doorashada […]
Tvga Caalamiga Horn Cable Tv ayaa waxuu wareysi layeeshay Gudoomiyaha Ururka Somali Dialogue Center Cali Yaasiin Gurbe oo ah dhalinyada Soomaliyeed ee aad u fir […]
Magalada London ee Caasumada wadanka Ingiriiska waxaa ka dhacay qarax kaas oo lala beegsaday tareenka Dhulka Hoostiisa mara ee Parsons Green ee xaafada Fulham, qaraxaan […]
Wasiiru Dowlaha Wasaarada amniga Jubaland ayaa ka warbixiyay safar uu ugu anbabaxay magaalada Muqdisho isagoo sheegay inuu mudo 5 bilood ah kusugnaa magaalada Baardheere wax […]
Dowladda Maraykanka ayaa muwaadiniinteeda uga digtay in ay booqdaan Guud ahaan dalka Kenya oo laga cabsi qabo in ay ka dhacaan Rabshado la xariirada doorashada […]
Wafdi Wasiiro iyo Xildhibaano ah oo ka tirsan Dowaldda dhexe ee Soomaaliya ayaa lagu wadaa in ay maanta gaaraan Magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Hirshabeelle […]
Howlgal xoog leh oo lagu soo qab qabtay boqolaal dhalinyaro ah ayaa xalay Xarunta degmada ilaa geed jeceyl waxaa ka sameeyay Ciidamada Xasilinta magaalada Muqdisho […]
Koox Bastooladley ah ayaa Xalay Xaafad ku taala degmada Wadajir ee gobalka Banaadir ku dishay mid ka mid ah Ciidanka Dowladda Soomaaliya sida ay dadka […]
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta ka qeyb galay Bandhigga Caalamiga ee Buugaagta ee lagu qabtay magaalada Muqdisho, isagoo halkaas […]
Wararka ka imaanaya Jigjiga ayaa sheegaya in dad cunay jaad ay sumeeyeen Oramada ayaa ladhigay isbitaalada Magaalada Jigjiga ee Ismaamulka Soomalida Itoobiya dadkaa ayaa tiradooda […]
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali Khayre, qeybiisa hore, halka […]
Copyright © 2024 | WordPress Theme by MH Themes