Daawo:Horn Cable TV oo wareysi dhinacyo badan Taabanaya layeeshay Gudoomiyaha Somali Dialogue Center Cali Yaasiin Gurbe

cali

Tvga Caalamiga Horn Cable Tv ayaa waxuu wareysi layeeshay Gudoomiyaha Ururka Somali Dialogue Center Cali Yaasiin Gurbe oo ah dhalinyada Soomaliyeed ee aad u fir fircoon ee ku sugan dalka Sweden wareysigaan oo dhinacyo badan taabanayey ayaa waxaa la yeeshay Wariye Khader Shaani .
Gudoomiye Cali Yaasiin ayaa uga mahadceliyey Tvga HCTV wareysiga la yeesheen waxuuna ka war bixiyey waxa uu qabto Ururuka Somali Dialogue Center isagoo sheegay in ururkaan ay aas aaseen dhalinyaro Soomaliyeed oo Wariyaal ah waxuuna qabtaa sidii Soomalida ay uwada hadli lahaayeen aragtidooda isu dhaafsan lahaayeen.
Gudoomiye Cali Yaasiin ayaa waxuu kaloo ka war bixiyey xaalada dhalinyarada Soomaliyeed ee kusugan dalka Sweden isagoo sheegay inay jiraan dhalinyaro heer sare dalka Sweden ka gaaray iyo kuwo caqabado  adag la kulmay.
Halkaan Hoose kadaawo waray sigoo dhan

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.