London:Qarax kadhacay Tareenada Mara Dhulka hoostiisa oo qasaara Gaystay”Sawiro”

qarax

Magalada London ee Caasumada wadanka Ingiriiska waxaa ka dhacay qarax kaas oo lala beegsaday tareenka Dhulka Hoostiisa mara ee Parsons Green ee xaafada Fulham, qaraxaan aya gestey inta laxaqiijiyey in ugu yaraan hal qof ku dhaawacmay waxaan goobta qaraxa ka dhacay gaaray qaynaha kala duwan ee gurmadka dag daga.
qarax

qarax

qarax

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.