Wasiir Kaliil oo 5 Biloood Kadib Baardhere iskaga haluulay Baaqna Udiray Shacabka iyo Maamulka Bardheere

Wasiiru Dowlaha Wasaarada amniga Jubaland ayaa ka warbixiyay safar uu ugu anbabaxay magaalada Muqdisho isagoo sheegay inuu mudo 5 bilood ah kusugnaa magaalada Baardheere wax badana uu la qabtay maamulka degmada baardheere iyo shacabka, waxuuna kula dar daarmay maamulka iyo shacabka baardheere inay ka shaqeeyaan amaanka iyo sidii loola dagaalami lahaa nabad diidka.

Wasiir kaliil ayaan soo hadal qaadin shacabkii iyo ciidankii shabab ku xasuuqeen Magaalada Baladxaawo ee Gobolka Gedo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.