Daawo:Jigjiga 23 qof oo Qaad ku Sumoobay

qaad

Wararka ka imaanaya Jigjiga ayaa sheegaya in dad cunay jaad ay sumeeyeen Oramada ayaa ladhigay isbitaalada Magaalada Jigjiga ee Ismaamulka Soomalida Itoobiya dadkaa ayaa tiradooda alagu sheegay inay dhan yihiin 23 qof.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.