Daawo:Shirkii Golaha Wasiirada oo aan Lagu Cambeereyn Xasuuqii Shabab Ka Gesyteen Degmada Baladxaawo

Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali Khayre, qeybiisa hore, halka uu qeybtiisa danbe uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaare ku xigeenka. Arrimaha kulanka looga hadlay ayaa waxaa ka mid ahaa Amniga Qaranka, Hindise sharciyeedyo, doorashooyinka 2020 iyo arrimo kale.

Golaha Wasiirada ayaa sida caadad u ahayn jirtaya waxay Cambaareyn Jireen Markii weerar Alshabab kuxaqaadaan shacabka Soomaliyeed lakiin waxaan dhacin Inay cambaareeyaan weerarkii Alshabab ku xasuuqeen shacab kabadan 30 iyo dhaawac gaaraya 50 ilaa iyo hadana majiraan wax gurmad ah oo loodiray Degmada Baladxaawo ee gobolka gedo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.