Washington: Qarixii Diyaaradda Daallo waxaan tuhunsanahay in ay fuliyeen Alshabaab.
Inkastoo ilaa hada si rasmi ah aanan loo ogeyn waxa ay ahaayeen jugtii ka dhex dhacday Diyaaradda Daallo Airline gudaheeda, xilli Duulimaad dhanka hawada ah […]
Inkastoo ilaa hada si rasmi ah aanan loo ogeyn waxa ay ahaayeen jugtii ka dhex dhacday Diyaaradda Daallo Airline gudaheeda, xilli Duulimaad dhanka hawada ah […]
Wasiirkii hore Caafimaadka ee Xukuumaddii Ra’iisul Wasaare Farmaajo Aadan Xaaji Ibraahim ayaa dalbaday gargaar caafimaad dibada ah, isagoo ku dhaliilay dowladda Federaalka inay wax u […]
Wasiirka duulista hawada Somaaliya Cali Jaamac jaangali ayaa sheegay in duulimaadka Somaliya iyo Somaliland aan lajoojin. maalin kahorbay ahayd taliyaha socdaalka iyo jinsiyadaha gaafow sheegey […]
Waxaa kalsan Tv kabaxay barmaamij baroordiiq ah oo lameeynayey dadkii ciidamada Kenya ay kuxasuuqeen Gobolka Gedo waxaa ka hadlayey qaybaha kala duwan sida aqoonyahayn, qoraa, […]
Kulanka maanta xildhibaanada Barlamanka Soomaaliya ay ku yeesheen xarunta golaha shacabka ee magaalada muqdisho oo uu shir guddoominayay gudoomiye ku xigeenka koowaad ee barlamanka Soomaaliya […]
Magaalada Muqdisho ayaa maanta waxaa soo gaaray Ku xigeenka dhinaca Siyaasadda Xoghayaha Guud ee QM,iyadoo uu kulan la qaatay Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya oo uu […]
Masuuliyiinta Maamulka Degmada baardheere ee Gobolka Gedo Ayaa ka warbixiyay Xaaladaha amni ee degmadaasi Iyo Hawlgallo maalmihii lasoo dhaafay aaday kawadeen Gudaha Degmada baardheere ee […]
Dabley hubeysan, ayaa waxay caawa Magaalada Boosaaso ku dishay nin ganacsade ahaa, kaasoo sida la soo sheegaayo ku heyb ahaa Madaxweynaha Maamulka Puntland, C/weli Maxamed […]
War iminka naga soo gaaray Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo aya sheegaya in goordhaweyd ay Degmadaasi isaga baxeen Ciidankii Kenya ee ku sugnaa Halkaasi bilihi […]
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa dib ugu soo laabtey magaalada Muqdisho, kadib markii uu magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia kaga […]
Dowladda Kenya ayaa shaacisay inay dishay Afar nin oo ka tirsan Ururka Shabaab, kuwaasi oo ku dhuumaaleysanaayay Dhulka Keymaha ah ee Boni ee ku dhaw […]
Magaalada Baledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan, maanta oo Tallaado ah waxaa lagu wadaa inuu ka furmo Shir ku saabsan aayaha Gobolka Hiiraan, waxaana Shirkaan wada […]
Dowladda Kenya, ayaa waxay maanta soo bandhigtay gaadiid casri ah oo loogu talla-galay Ciidamada Qalabka Sida. Waxaana gaadiidkan loo adeegsadaa in lagu daabulo askarta iyo […]
Boqolaal qoys ayaa bilaabay in ay isaga barakacaan Degaano ka tirsan Jazaiirada Laamuu ee Dalka Kenya kadib markii halkaasi ay Weeraro u joogteeyeen Dagaal yahano […]
Qoraal ka soo baxay Wasaarada Gaashaandhigga Dowladda Kenya ayaa lagu sheegay Howlgal gaar ah ay qaadeen Ciidamada amaanka ee Dalkaasi in lagu Dilay ugu yaraan […]
Copyright © 2024 | WordPress Theme by MH Themes